Video:-Siilaanyo oo qaliinkii kadib dib ugu soo laabtay Hargaysa

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo mudooyinkna ugu maqnaa xaalad caafimaad dalka Imaaraadka Carabta ,ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargaysa.

Siilaanyo oo qaliin ku galay dalkaas ayaa hada u muuqday mid xaaladiisa caafimaad ay ada u wanaagsan tahay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsa.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading