Video:-Siyaasiyiin ku Eedeeyay Dowlada fadaraalka carqaladaynta Puntland

Siyaasiyiin horey xilal uga soo qabtay Puntland iyo qaar kamid ah aas-aasayaasha dowlada Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe,ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyey in ay dumineyso Puntland.

Siyaasiyiintan waxay sheegeen in aysan xukuumadda Puntland afkeeda ku hadleyn balse ay ka xun yihiin waxa ay ugu yeereen dhalinyarada la qaldayo ee loo adeegsanayo carqaladaynta nidaamka Dowladnimo ee Puntland .

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading