Video:-Siyaasiyiin miisaan culus oo ku kulmaya Nayrobi

Musharaxiin,Siyaasiyiin iyo masuuliyiin xilal haya oo Somaliyed waxay Shir ku yeelan doonaan Nayrobi.

Kulankoodu waxuu daaran yahay laba arimood oo kala ah…

1.In Shacabka Kenya ee aan Walaalaha nahay loo muujiyo wanaag iyo darisnimo.

2.Kulan iyaga danahooda siyaasadeed ugaar ah.

2016-kii Nayrobi waxay ahayd Saldhiga musharaxiinta iyo olalaha doorashada Somaliya.

Maanta Farmaajo waxuu rabaa in uu doorashada ku galo Wadaniyad Kenya ku wajahan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading