Video:-Somaliland”Magalin heshiiska Saldhiga Berbera Somaliland ee D.Fadaraalka ayaa gashay’

Wasiir hore oo ka tirsanaa maamulka Somaliland,ayaa maanta shir jaraa’id oo ku qabtay magaalada Hargaysa ku sheegay in heshiiska saldhiga Berbera ay dawlada Fadaraalka somaliya la gashay dalka imaaraadka.

Wasiirka ayaa si cad u sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo ay wada galeen somaliland iyo imaaraadka,taa badalkeedana dawalada fadaraalka iyo imaaraadku wada galeen heshiiska ,sidoo kale somaliland ay tahay maamul goboleed hoostaga dawlada fadaraalka.hoos ka daawo muuqaalka oo faah faahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading