Video:-Somaliya oo markii ugu horaysay ka qaybagalaysa Kubada cagta ee caalamka

Inkastoo Somaliya oo ah dal kasoo kabanaya dagaalo sokeeye lagu daray Grop-ka Geerida loo yaqaan oo ay ku jiraan Brazil iyo Ruushka,hadana waxaa ah guul la taaban karo in magaca Soamliya iyo kooxdaba lagu dhex arko masraxyada caalamka.

Waa bilaw wanaagsan oo jidka u furaya in Somaliya ay kasoo kabato colaadiihii iyo abaarihii ay caanka ku noqotay labaatankii sano ee u danabysay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading