Video:-Somaliya oo si rasmi ah xubin uga noqotay ururka ganacsiga Ee COMESA

Wararka ka imaanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu ansixiyey xubinnada Soomaaliya ee ururka baayacmushtarka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.

Xubnaha ururkaasi ayaa haatan dhan 21 kadib markii sidoo kale uu ku biiray dalka Tunisia.

Wafdi ka socday Soomaaliya oo uu hogaaminayo ra’isalwasaare Khayre,ayaa goob joog ka ahaa oo joogay magaalada Lusaka ee Zambia markii la ansixinayey xubinnimada Soomaaliya,hoos ak daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading