Video:-“Somaliya Waxay qarka usaaran tahay burbur markale”

Wakhtigii Madaxweynaha waa ka dhamaaday,Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalkana heshiis way wada gaari waayeen,Musharaxiinta Madaxweynuhuna waxay ku dhawaaqeen in aysan aqoonsanayn Madaxweynanimada Farmaajo.

Doorashadu goortay dhacayso lama yaqaan dalkuna waxuu unugul yahay in uu dib ugu laabto colaad sokeeye,xoogaga argagixisaduna waa ka faa’idaysanayaan fursadaas.

Muuqaalkan waa midka laga dhaxlay 4-tii sano ee Farmaajo dalka hogaaminayay!!

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading