Video:-Soomaali ka badbaaday dabkii guriga ee London oo ka warbixiyay sida wax u dhaceen

Mahad ayaa dabaqa afaraad ee dabka uu ka kacay deganaa, isagoo la ilmeeyay dhacdooyinkii naxdinta badnaa ee uu arkay, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen aabo labadiisa caruur ah dhismaha dabaqa afaraad ka tuuray, hooyadoodna ay ku dhimatay, dad waayeelo ah oo guryaha kasoo bixi waayay iyo dhacdooyin kale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading