Video:-Soomaalida South-Africa oo iska caabisay dibad baxayaal boob doon ah

Soomaalida ku nool wadanka Koonfur Afrika iyo Dadka kale ee soo galootiga ah ayaa waxaa soo wajahay cabsi badan ka dib markii wadankaas mar kale ay ka bilowdeen Rabshado ka dhan ah dadka Ajnabiga ah.

Maalmihii ugu danbeeyay ayaa muuqaalo laga soo qaaday qaar ka mid ah magaalooyinka Wadanka koofur Afrika ayaa waxay muujinayeen weeraro loo gaysanayay dadka Ajnabiga ah.

Weerarada ka dhan ah dadka aanan Muwaadiniinta ahayn ee ku nool wadanka Koonfur Afrika ayaa waxaa wada dad Muwaadiniin ah iyadoo dowladdu ay dhowr mar sheegtay inay ka soo horjeedo arintaas,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Soomaalida South-Africa oo iska caabisay dibad baxayaal boob doon ah"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading