Suuqyada waawayn ee magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta gebi ahaanba xidhnaa, kadib markii ganacsatadii suuqyadaasi ay sameeyeen shaqo joojin.
Ganacsatadan ayaa ka cabanaya hoos u dhac ku yimi lacagta Shilinka Somaliland iyo sicir-barar baahay, waxaanay sheegeen in sarrifka lacagta doollarku ay gaadhay halkii ugu sarraysay.
Dadka danyarta ah iyo shaqaalaha dawladda ayaa iyaguna sheegay inay si ba’an u saamaysay arrintani.hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.