Video:-Taageero loo muujiyay Xildhibaabad Sacdiyo Salaad

Sacdiyo Salaad in ay dib uhesho Kursigeeda ayay ubadan tahay,waxaana difaaceeda ku jira madax kala duwan.

Madaxweyne Axmed Madoobe,waxuu taagan yahay Kursiga Kismaayo ee Beesha Abokor Ciise lama dooranayo ilaa Sacdiyo keeda la doorto.

Dood adag oo dhexmartay Labada Madaxweyne ee Deni iyo Axmed oo ku aadan Kursiga Sacdiyo meel adag,ayuu ka istaagay Axmed.

In Cali Gaab 4-tii sano ee lasoo dhaafay Nabar iyo Naxdin usacabtumayay lasoo cesho oo Sacdiyo Salaad la reebo wax la aqbali karo ma’ahan.

Sacdiyo,waa in ay soo baxdaa shuruud la’aan!!

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading