Video:-Tababarka Shaqaalaha ka shaqaynaya Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha oo la daahfuray

Waxa aad qabanaysaan waa amaano, amaanadana waa la iskula xisaabtamayaa qof kastana Tixraac buu leeyahay,hadaa TPEC horay ula soo shaqaysay diiwaankaa ku jirtaa oo taariikhdaadu fiicanyahay, hadaa Jaamcad ka timina Jaamacadaa masuuliyadaada qaaday qof kastana waxaa la rabaa inuu sidii loo qorsheeyay shaqada uga shaqeeyo dulqaad iyo dadaalna muujiyo”.Ayuu yiri Gudoomiyaha Gudiga Doorashada.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading