Video:-Tahriibayaal kale Oo dib looga soo celiyay Libiya

Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib ugu soo laabtay 13 qof oo ah muhaajiriin Soomaali ah oo kasoo laabtay dalka Liibiya.

Muhaajiriintan ayaa Liibiya u joogay iyagoo ka rajo-qabay inay gaaraan Yurub, hase yeeshee mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan tagay dalka Liibiya kuwaasi oo ku qanciyey qaar ka mid ah dadkaasi in safarrada ay ku doonayaan inay ku gaaraan Yurub ay yihiin kuwo halis ah oo ay naftooda ku weyn karaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading