Tahriibayaashii ugu badnaa waayahan ayaa ku haligmay bada Talyaaniga in badan oo ka mid ah ayaana ku haraqmay bada kadib markii ay degeen doomihii yaryaraa ee ay saarnaayeen.
Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa ugurmaday oo soo badbaadshay qaybo kamid ah,hoos ka daawo muuqaalka .
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/4YFG3IV-pwk
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.