Dawlada Puntland,ayaa maanta si rasmiya xariga uga jartay saldhiga Booliska ee Deegaanka Xamar lagu xir ee Gobolka Cayn.
Saldhigan oo ay ka hawlgali doonaan Ciidamada Booliska deegaankaas,ayaa waxaa xariga ka jaray Taliska qaybta Booliska ee Gobolka Cayn,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/42Nsz6cMczo
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.