Taliyaha qaybta Booliska ee Gobolka bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu Awaamiir ku soo rogay gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya Gudaha magaalada Bosaaso .
waxa uu Taliyaha sheegay in Tagaasida ka shaqaysa gudaha Magaalada Bosaaso ay maalinta biri ah isgu tagaan barxada Wayn ee Magaalada Bosaaso si loo diiwaan galiyo.
Waxa uu sheegay C/xakiin gaari aan liiska kujirin in uusan Magaalada soo gali karin kana bixi karin ,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.