VIDEO: Talyaaniga oo biyo-xireen ka dhisaya Beledweyne

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa ku kula saxiixday magaalada Muqdisho heshiis lagu dhisayo biyo-xireenka magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Heshiiskan ayaa isugu jira Mashaariic ay kamid yihiin dhismaha biyo xireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee wabiga Shabelle ku sameeyo magaalada Beledweyne iyo beeraleyda ku xeeran.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading