Video:-Talyaha Booliska Mudug oo ka hadlay Shaqaaqadii shalay ka dhacday Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo, qeybta maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegaya in mid ka mid ah ilaalada Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisiciid Muuse Cali, uu ku dhintay labo kalena uu dhaawac ka soo gaaray is rasaaseyn ka dhacday guri ay kulan afur ah ku lahaayeen.

Dadka dhaawacmay ayaa kala ah taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug ee Puntland, Cabdi Siciid Xuseen Koomaad iyo duqii hore ee magaalada Gaalkacyo Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad, sida uu BBC-da u xaqiijiyay Gaashaanle Muumin Cabdi Shire oo ah taliyaha booliska gobolka Mudug ee Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading