Video:-Talye Shub”Fahad waxuu igu yiri M.Goboleedyada waa burburinaynaa”

Talyihii hore ee Ciidanka Asluubta Somaliyed Jen.Mahad oo hada ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka ah,ayaa sii daayay hadal sir ahaa oo dhexmaray usaga iyo Fahad.

“Fahad Yaasiin oo macawiis wata oo lugeynaya,ayaa ii yimid,waxa uu igu yiri waxaan burburineyna Maamul Goboleedyada oo kiinu ugu horeeyo”Ayuu yiri Talye Shub.

Hadalkan,ayaa ah mid sii xaqiijinaya qorshihii Fahad ee burburinta nidaamka Dadka caadiga ah ka qarsoonaa.

Talye Shub,waxuu hada joogaa Baydhabo si uu udifaaco Madaxweyne Laftagareen oo laga abaabulayo Mooshin xilka qaadis ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading