Taliska Asluubta Soomaaliya ayaa sheegay in shaqadii laga joojiyey taliyihii xabsiga dhexe Jeneraal Maxamed Sheekh Xirsiile kadib markii uu dhintay nin maxbuus ahaa oo jiranaa.
Ehellada maxbuuska geeriyooday ayaa taliye Maxamed Sheekh Xirsiile ku eedeeyey inuu ka bixiyey cisbitaalkii lagu daweyn lahaa.
Jeneraalka Maxamed Sheekh oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa ku dooday inuu maxbuuskaasi geeyey cisbitaalka Martiini, isagoo raacayey sharciga oo yiri waa goobta dawladu leedahay ee ugu dhow, sharciguna uu tilmaamayo,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.