Video:-Tartanka Kubada Cagta Degmooyinka Gobalka Mudug

Garoonka Cawaale Stadium ee magaalada Gaalkacyo waxaa galabtay ka dhacay ciyaar aad loo wada sugayay oo dhexmartay xulalka Degmooyinka Jariiban iyo Saaxo.

Jariiban waa degmada difaacanaysa koobka degmooyinka Gobalka Mudug oo ay qaatay sanadkii 2015,

Full-time: Jariiban (1-1) Saaxo ayay kusoo idlaatay Ciyaarta.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading