Video:-Trump oo Maxkamad lasoo taagayo markale

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump,ayaa Guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington waxay dacwad la xiriirta inuu sifo aan sharci ahayn isugu dayay inuu beddelo natiijada doorashadii 2020-kii ee uu ku guuldarraystay,ayaa maanta oo Khamiis ah ka soo muuqan doona Maxkamad federaali ah oo ku taalla magaaladan Washington DC.

Trump,ayaa lagu amray in uu maanta yimaado maxkamaddan federaaliga ah.

Kiiska ayaa waxaa loo xilsaaray Garsoore federaali ah oo lagu magacaabo Tanya Chutkan taasi oo uu magacaabay madaxweynihii Trump ka horreeyey ee Barack Obama,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading