Video:-Trump oo Qatar uga digay taageerida argagixisada

Waa war weyn oo cadayn unoqon kara dooda ah in Qatar ay taageerto argagixisada Alshabaab.

Trump laba sano ka hor,ayuu si cad meel fagaare ah uga digay taageerida Qatar ee Alshabaab.

2020 weli Qatar waxay sii wadaa taageerida kooxdaas khatarta badan ee sida gaarka ah gumaadka arxandarada ugu haya Umada Somaliyed.

Markaad muuqaalkan daawato waxaa markiiba fahmi kartaa shaqada Fahad Yaasiin uu ka hayo Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158177022371878&id=742346877

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading