Video:-Trump oo xaalku ku adag yahay iyo baaritaan xoog leh oo ku bilawday

Dambi baaraha gaarka ah ee baaraya saameyntii Ruushka ku lahaayeen doorashadii madaxweyne ee sanadkii tagay ka dhacday dalka Mareykanka, ayaa baaritaanka ballaariyey kuna daray inuu eego haddii madaxweynaha uu is-hortaag ku sameeyey caddaaladda.
 
Warkan ayaa waxaa shaaca ka qaaday wargeysyada Washington Post, New York Times iyo Wall Street Journal, oo la hadlay dad aad ula socda baaritaanka.
 
Wargeysyadan ayaa sheegay in Robert Mueller uu qorsheynayo inuu wareysto agaasimada Sirdoonka Qaranka Dan Coats, agaasimaha hay’adda amniga qaranka ee NSA Michael Rogers iyo agaasime ku xigeenkii hore Richard Ledgett,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading