VIDEO: Ugaas Xasan “Annagu DFS waxaan diidnay Ciidan ma ahee, waa Carruur”

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo saxaafada kula hadlay magaalada baladweyne ee goblka hiiraan ay ka horymaaday qaabka ay dowladda u soo martay qaadista ciidamo cusub oo jooga baladweyne.

Ugaas Xasan ayaa sheegay in Beledweyne ay dooneyso inay ka qaadato Carruur Macawiso ku labisan, kuwaas oo aysan ka yeeli doonin in la iska qaato.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading