Video:-Ugaaska Beesha Mareexaan oo ugu baaqay Farmaajo in uu iscasilo

Ugaaska Mareexan ugaas Mohamed wali oo farmaajo ugu baaqay inuu is casilo wuxuu yiri Farmaajow waad fashilantay ee xilkaan iskaga tak waxan kuu maleenenay inaa tahay kii Somalia Samata bixin lahaa lkn waxad noqotay kii ugu liitay

Ugaaskii Ku qabiilka ahaa Farmaajo haduu qarin waayya qaladadkiisa soo lama dhihi karo Farmaajo waa ku fashilmay Hogaanka dalka,Hoos akd aaow muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading