Video:-Uganda oo beenisay war sheegayay in Shiinuhu kala wareegayo garoonka diyaaradaha ee Entebbe

Saraakiisha dalka Uganda ayaa beeniyay warar sheegayay in Shiinahu uu la wareegayo garoonka caalamiga ah ee diyaarahada oo ah isha ugu weyn ee dhaqaalaha ee ay dowladda, hadii ay ku guul dareysato fulinta heshiiska deynt uu Shiinuhu siiyay Uganda.

Safiirka Shiinaha ee Uganda ayaa sidoo kale hadalladaas beeniyay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading