Video:-Uhuru oo xaqiijiyay in Ciidamadiisu aysan ka baxayn Somaliya

Kenya,Itoobiya,Burundi iyo Uganda waxay ku joogaan Somaliya heshiis ay si toos ah kula jiraan Qaramada midoobey,Amisom iyo beesha caalamka ee kale.

Dowlada Somaliya saamayn aan badnayn ayay ku leedahay heshiiska joogitaanka Ciidamadaas.

Dowlada hada fadhida Villa Somaliya ee Farmaajo hogaamiyana haday macno leedahay waxay ugu yaraan ku filnaan lahayd in ay Amniga Madaxtooyada hanato meel kaleba intaan la gaarin.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading