Video:-Universal Tv oo Maxkamadayntiisii ka bilaabatay Maxkamada darajada koowaad ee Garowe

Dowladda Puntland ayaa lagu wadaa inay maxkamadayso Tvga maxaliga ah ee Universal oo ay dhowaan dowladdu shaaqadii ka joojisay xafiisyadiisa Puntland kadib markii uu baahiyey warar kadhan ah jiritaanka Puntland.

Maxkamadaynta oo Garoowe kadhacaysa ayaa waxaa Tvga u doodi doona qareen madax banaan, waxaana lagu soo oogi doonaa dacwado la xiriira muuqalo lagu kicinayo shacabka Puntland.

Qaar badan oo kamid ah shacabka Puntland ayaa baraha bulshada ku muujiyey in dowladdu ayba ka soo gaabisa shaqa joojinta Tvga oo baahiyey warar iska horkeen ah.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Universal Tv oo Maxkamadayntiisii ka bilaabatay Maxkamada darajada koowaad ee Garowe"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading