Video:-Urur ka mid ah Guutada Taangiyada Gobolka Mudug oo usoo ruqaansaday Sool

36-Gawaarida Gaashamaan oo ay ku jiraan Taangiyo iyo Hal Urur oo Ciidan ah,ayaa lagu soo xoojiyay difaaca Sool.

Ciidankaas iyo Hubkaas waxay kasoo ruqaansadeen Mudug.

Beesha Cumar Maxamuud,ayaa gurmadkan soo dirtay markale.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading