Video:-Ururada Siyaasada iyo Dowlada Puntland oo is afgarad ka gaaray Doorashada

Lix ka mid ah Ururada Siyaasada Puntland iyo Xukuumada oo is afgarad ka gaaray doorashada.

Sadex Urur Siyaasadeed,ayaa ka maqan heshiiskan.

Balse waxaa laga helay aqlabiyada oo sidaas ayay ku noqdeen kuwa laga tira badan yahay.

13-Qodob ee Shuruudaha Musharaxiintu soo jeediyeen 11-kamid ah waa laysla waafaqay,mid waa lalaay halka mid kalana wax laga badalay.

Waa talaabo soo dhaweyn mudan oo Puntland mustaqbal u ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading