Video:-Ururka dhakhaatiirta Puntland Oo doortay hogaan cusub

Ururka dhakhaatiirta Puntland ay ku midaysan yihiin ayaa ku doortay Hogaan xaflad ka dhacday Magaalada Bosaso.

Doorashadan oo ahayd mid si hufan loosoo abaabulay una qabsoontay,ayaa waxa ku tartamay ugu yaraan lix masuul oo isku soo taagay jagooyinka Gudoomiya iyo ku xigeenkiisa.

Hadaba hoos ka daawo muuqaalka Doorashada iyo siday u qabsoontay….

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading