Video:-Ururka Mideeye oo Laba Garab ukala jabay

Mideeye,waxuu ukala jabay Laba Garab si rasmi ah.

Diidmadii qayb ka noqoshada Doorashada ee Ururka warbaa kasoo laabtay.

“Mideeye haduusan Doorashada gelin oo garoonkii Kubada lagu ciyaaray uusan aadin muxuu samaynayaa ma banaankuu ka joogayaa Siyaasada mise Qori buu qaadanayaa oo waa Jamhadaynayaa”Ayuu yiri A.Siciid Awnuur.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/hzoVv4LBIR/

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading