Video:-W.Cadaalada Puntland oo Sh.Rusheeye Dacwad ka gudbisay

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud,ayaa sheegay in ay jirto Dacwad ay ka gudbiyeen Shiikh Rusheeye oo Wasiirku sheegay in uu ku kacay arimo dhibaato u keeni kara Bulshada Reer Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading