Video:-W.Dekedaha Puntland oo ka hadashay warar maalmahan laysla dhexmarayay

Wasiirka Kuxigeenka Dekeda iyo gaadiidka Badda Puntland Yasiin Cartan Maxamuud ayaa beeniyay warar sheegayay in dadka gadiidka kala soo degga dekedda Magaaladda Bosaaso aysan geli karin Gudaha dekedda.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading