Video:-W.Maaliyada Puntland oo ka hadashay sarakaca Dolar-ka

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyada ee Dakhliga Cabdi Ibraahin Warsame( Qawdhan) ayaa ka warbixiyay sababaha loo malaynayo in ay keeneen isbedelada ku yimi safarka lacaga qalaad,Wasiirka ayaa sidoo kale sharaxay qorshe Cusub oo wasaaradu ay ku fudaydinayso cashuur qaadiska Dekedaha iyo Kastamadda Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading