Video:-W.Warfaafinta Puntland Oo ka hadlay Arinka Taleex

Taleex waxaa ku sugan Wasiir ka tirsan maamulka Somaliland,kaasoo sheegay in uu soo dhaweeyay qarameeyayna Ciidamo kasoo goostay Puntlan.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Sabareey,ayaa arinkaas iyo xaalada Talexx uga warmay Warbaahinta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2729275530471586&id=349851441747352

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading