Video:-W.Waxbarashada Puntland iyo Islaamic University oo heshiis kala saxiixday

Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland iyo Jaamaacadda Islamic International University Uganda ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo ay Jaamacadda heerkeeda tacliinta sare ee kowaad iyo labaad wax uga baran karayaan Ardayda Puntland ,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading