VIDEO: Waa kuwee Wasiirada Xukuumaddii hore ee aan ku jiri doonin Liiska Rooble ?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mohamed Hussein Roble, ayaa lagu wadaa inuu goor-dhaw ku dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee Dalka, kuwaas oo haatan intooda badan ku sugan Madaxtooyadda oo looga yeeray.

Golaha Wasiirada cusub oo badan Xukuumaddii Kheyre, ayaa waxaa warar horu-dhac ah sheegayaan in aysan kasoo muuqan doonin Wasiiro ay kamid yihiin Goodax Barre (Waxbarashada), Amar Dambe (Gaashaandhiga), Maareeye (Warfaafinta), Sabriye (Arrimaha Gudaha), Islow (Amniga Gudaha), Canshuur (Isgaarsiinta), Hoosow (Howlaha Guud) & Sheikh Nuur (Diinta iyo Awqaafta)


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading