Video:-Waa sidee Jawiga Jigjiga iyo udiyaar garowga soo dhaweynta Waftiga ONLF

Waftigan ayaa la filayaa in maalinka berito ah ay gaaraan magaalada Jigjiga,iyadoo waddooyinka magaalada Jigjiga lagu sharxay calanka ONLF iyo calanka Dowlad Deegaanka Soomaalida,hoos akd aawo muuqaal gaaban oo ku saabsan Jigjiga iyo jawigeeda saakay.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading