Video:-Waa sidee xaalada Ukrain Ee saakay?

Dadka ku nool magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine ayaa billaabay qaarkood in ay ka baxaan magaaladaasi kadib weerarkii Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo billowday saaka.

Qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ayaa kamid ah dadka isaga baxaya magaalada caasimadda ah ee Kyiv, oo ka mid ah magaalooyinka uu beegsanayo Ruushka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading