VIDEO: Waalidiinta carruurtooda loo qaaday Eritrea oo banaan-bax ka dhigay Muqdisho

Waalidiin Soomaaliyeed oo ka cabanaya in carruurtooda ay ku dhibaateysan yihiin dalka Eritrea ayaa maanta bannaanbaxyo ka dhigay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Waalidiintaan oo warbaahinta kula hadlay Taalada Daljirka, ayaa sheegay in qaarkood ay la soo hadleen caruurtooda oo ka baxsaday xabsiyo iyo xeryo ciidan maadaama dowladda Soomaaliya geysay Asmara si tababar ciidan loogu soo siiyo, waxay intaa ku dareen in caruurta qaarkood madax furasho lacageed la dul dhigay.

Ra’iisul wasaare Rooble ayay ka dalbadeen in uu ka soo jawaabo cabashadooda isla markaana ay sii wadi doonaan banaanbaxyada inta ay ka helayaan jawaab cad oo ka timaada dhanka dowladda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading