“Maamulka nala deriska ah ee Galmudug dhismihiisa foosha ayaa ku daahday, tusaalaha Koonfur Galbeed qaata, waxaana leeyahay dowladda halkaas yeysan ka dhicin doorasho khalalaaso ka dhasha oo la isku fahmi waayo ayuu yiri” Madaxweyne Waare.
Ugu dambeyn waxaa uu ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka in Maamul Goboleedyada wadashaqyenta la leh ee Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabelle oo kale uu noqdo maamulka loo dhisayo Galmudug si uu u dareemo dowladnimada,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.