War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee ay taageeraan culumada Ahlusuna Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in maamulka gobolada dhexe ay weli diyaar u tyihiin in la wada dhisto Dowlad Goboleed loo wada dhan yahay.
Sidoo kale qodobada war murtiyeedka kasoo baxay xaafiiska madaxweyne Shaakir waxaa ka mid ahaa in uusan khuseyn wixii ka soo baxa shirka Doorashada la xiriira ee ka socda Magaalada Cadaado,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.