Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Isku xirta deegaanka Xaarxaar iyo Degmada Buurtinle, wadadaasi oo Hab casri ah oo Laami ah loo dhisay .
Dhismaha Wadada Xaarxaar iyo Degmada Buurtinle waxaa hirgelisay Dowladda Puntland oo kaashanaysa Midowga Yurub & UNOPS, waxaana dhistay Wadada Shirkadda Wadaniga ah ee Isxilqaan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.