VIDEO: Wafdi isugu jira Xildhibaanno, Siyaasiyiin iyo Qurbajoog Oo maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo

Xildhibaano,qurba joog iyo siyaasin kasoo Jubaland,ayaa gaaray Kismaayo.

Ujeedka waftigaas ee Kismaayo ayay ku sheegeen in uu yahay ka qayb qaadashada doorashada Madaxtooyo ee qorshaysan in ay dhacdo August sanadkan.

Masuulyiinta gaaray kismaayo waxaa garoonak kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Dwolada Jubaland oo uu ugu horeeyo Wasiir Jire.

Waftiga,ayaa saxaafada kula hadlay garoonka waxayna fariin udireen Dowlada Fadaraalka,iyagoo uga digay faragalinta ay ku hayso Jubaland iyo doorashadeeda,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/E8Q0I6RUTcA

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading