Video:-Wafti ka socda Baanka Aduunka oo soo gaaray Puntland

Madax ka tirsan World Bank oo ka yimi magaalooyinka Washington iyo Nairobi,ayaa soo gaaray Garowe.

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxaa ku qaabilay Wasiirka ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo Mas’uuliyiin kale.

Kulan ay wada yesheen ayaa looga hadlay mashaariicda Banggiga adduunku ka wado Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading