Video:-Wafti oo hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha oo gaaray Mudug

Waftigan oo ah gudigii dhawaan uu umagacaabay Madaxweyne Deni tayaynta hat”adaha Dowlada ee Gobolja Mudug,ayaa kasoo laabtay fasaxii Ciida,Fatahaadii Roobabka iyo hawlgalo amnivoo ay ku mashquuleen.

Maalmaha soo socda,ayaa la filayaa in ay dardargaliyaan hawlaha Gobolka oo intooda badan uxayirnaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading