Video:-Wafti sare Maraykan ah oo gaaray Jubaland

Safiirka Maraykanka ee Somaliya Danjire Yamamoto iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa soo gaaray Kismaayo.

Safiirka iyo waftigiisa waxay kulan la qaateen Madaxweyne Axmed Madoobe ,kaasoo qaatay mudo saacada ah.

Arimaha ay kawada xaajoodeen,waxaa ugu waa weynaa oo laga xusi karaa:-

1.Doorashada Jubaland

2.La dagaalanka argagixisada.

3.Xaalka guud ee Somaliya.


Kulanka dhexmaray Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Danjire Yamamoto,ayaa qayb ka ah kulamo kale oo uu safiirku horay ula soo qaatay Madaxweynayaasha Puntland iyo Somaliland.

Safiir Yamamoto,ayaa maaanay sida loogu guulaystay sugida amniga Jubaland,sidoo kale waxuu kalsooni ka muujiyay doorasho xor ah oo xalaal ah in ay ka qabsoomi doonto.

Dowlada Maraykanku waxay garab kasii Jubaland la dagaalanka argagixisada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading