Video:-Wafti uu hogaaminayo Keating oo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Kmg-ah Jubaland

Wafti uu hogaaminayo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa gaaray Xarunta kmg ah ee Maamulka Jubaland.

Arimaha ugu weyn ee laga wada hadlay ayaa aheyd Arimaha Doorashooyinkii dhacay iyo Dagaalka lagula Jiro Al Shabaab oo la iska kaashan lahaa.

Kulan ay saxaafadu dibad joog ahayd ayaa ku dhexmaray xarunta Madaxtooyada ee Jubaland,kulankaas oo socday mudo saacado ah ayaa ugu danbayntii waxaa saxaafada lawada hadlay Madaxweyne Axmed madoobe iyo Wakiilka Xoghayaha Guud Keating,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Wafti uu hogaaminayo Keating oo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Kmg-ah Jubaland"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading